Banner

Buugga Qoys hooyo xun iyo dal hoggaan xun midna ma hana-qaado

Masraxa Shariif Saalax, JUS, Km4, Mogadishu

Regular Paid
17 Sep 2026, 05:00 PM

Description

Ku soo dhowoow habeen aan caadi ahayn!

Caqabadaha nolosha ee iigu dhibka badnaa waxaan ilaaway markaan helay sirtii badbaadada 40-kii maalmood, waxaanana noqday qof hab-fekerkiisa wax badan ka beddelay.

Adigana tani waa fursaddaada; kaliya ma iibsanaysid buugg, ee waxaad maalgashanaysaa hab-fekerkaaga. Habeenkaas waxaad guriga ku laaban doontaa adiga oo xambaarsan sirtii cuslayd iyo cashar nololeed dhamaystiran, kani waa buuggii aad noloshaada dib ugu qaabayn lahayd adiga oo iska qubaya qoomamada iyo naxliga kaa hortaagan farxadda iyo fursadaha nololeed, qoys iyo qaran. Haddaba, ha moogaan halkaan ka iibso buuggaga, oo dib uhano ruuxdaadii adkayd

Image Gallery

Available Tickets

Qiimaha buugga

Ticketku waa qiimaha buugga. Waxaana jira nasiib $50 dollar ah oo uu helayo qofkii nasiib u yeesha.

Base Price $ 9.00
Tax $ 0.45
Charges $ 0.00
Total $ 9.45
Available 1200 / 1200
Quantity Min: 1 | Max: 200
Buy Ticket

Download Our Mobile App

Book events faster and get exclusive offers directly from our mobile app.